Connect with us

somalilandtoday.com

Qaramada Midoobay iyo  Maraykanka oo si isku mid ah uga hor yimi xeer ay soo saareen Baarlamaanka dalka Uganda oo dhigayey in dil toogasho ah lagu xukumo dadka qawmuluudka

focus

Ururka Qaramada Midoobay iyo dalka Maraykanka ayaa si isku mida uga hor yimi xeer ay dhowaan soo saareen Baarlamaanka dalka Uganda kaas oo lagu ciqaabayey dadka isku jinsiga ah ee wax iska daya.

Xeerkan oo ay Baarlamaanku cod aqlabiyada ku ansixiyeen ayaa dhigayey in dil toogasho ah lagu xukumo qof kasta oo ay ku caddaato arrinta dadka isku jinsiga ah ee wax isu raadsada.

Hayeeshe waddamada reer Galbeedka oo si weyn arrinkan uga qayliyey ayaa sheegay in Kampala la saari doono cuna qabtayn dhaqaale iyo weliba xayiraado kale haddii ay dhaqan geliso xeerkan.

Sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa ku doodaysa in uu sharcigaasi yahay xeer ciqaabeed ka soo hor jeeda xaquuqda Aadanaha.

More in focus

To Top