Connect with us

somalilandtoday.com

Askari booliis ah oo xalay lagu dilay magaalada Hargaysa

focus

Askari booliis ah oo xalay lagu dilay magaalada Hargaysa

Askari booliis ah oo xalay lagu dilay magaalada Hargaysa

Hoggaanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in ay qabteen ninka ku eedaysan in uu dilay Cabdilaahi Cali Axmed, oo ka tirsanaa Booliska Somaliland kaas oo xalay lagu dilay Hargeysa.

Booliska ayaa sheegay in ay maxkamad soo taagi doonaan eedaysanaha loo haysto in uu dilay Askariga oo la sheegay in marka la dilay uu ku jiray hawl-gal Ciidan.
Booliska ayaa sheegay in baadhista hordhaca ah sheegayso in aan Askarigaasi loo dilin Aano Qabiil.

More in focus

To Top