Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Ismaaciil Muuse Sheekh Aadan  oo Geeriyooday.

focus

Xildhibaan Ismaaciil Muuse Sheekh Aadan  oo Geeriyooday.

Xildhibaan Ismaaciil Muuse Sheekh Aadan  oo Geeriyooday.

Alle ha u naxariisto Ismaaciil Muuse Sheekh Aadan  wuxuu ka mid ahaa Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargaysa ayaa goor dhawayd Geeriyooday.

Marxuumka ayaa muddo Xanuun u jiifay , Geeridda Marxuumka waxaa  xaqiijiyay Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare isaguna ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top