Connect with us

somalilandtoday.com

Dowladda Soomaaliya oo saaka xukun dil ah ku fulisay laba askar ka tirsanaa ciidanka Booliiska

focus

Dowladda Soomaaliya oo saaka xukun dil ah ku fulisay laba askar ka tirsanaa ciidanka Booliiska

Dowladda Soomaaliya oo saaka xukun dil ah ku fulisay laba askar ka tirsanaa ciidanka Booliiska

Maxkamadda ciidammada qalabka sidda ee Soomaaliya, ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay laba askari oo katirsanaa ciidanka dowladda.

Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud iyo Cabdi Jamaal Cabsullaahi oo kawada tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa lagu fuliyay xukun qisaas ah sida ay maxkamaddu sheegtay.

Cabdishakuur ayaa hore u dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Boliiska kawada tirsanaayeen. Halka Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle uu isna dilay Cabdixakiin Maxamuud Khaliif oo uu dhacayay.

More in focus

To Top