Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland oo xayirtay guri uu Hargeysa ku lahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi

focus

Xukuumadda Somaliland oo xayirtay guri uu Hargeysa ku lahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi

Xukuumadda Somaliland oo xayirtay guri uu Hargeysa ku lahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi

Xukuumadda Somaliland ayaa xayirtay guri uu Hargeysa kulahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi, oo xukuumaddii Siilaanyo, kaga  beddelatay guri ku yaalla Laascaanood.

Xukuumadda ayaa sheegtay in guriga Laascaanood aan weli lagu soo wareejin sidaasdarteed ilaa inta lagu soo wareejinayo guriga Laascaanood, Guriga ku yaalla Hargeysa xanibnaan doono.

Ganacsade Jabbuutaawi, oo hore uga cawday Qaadkiisa Laascaanood oo lagu qabsaday ayaa ku biiray dadka hoggaaminaya kacdoonka Laascaanood ee Somaliland lagaga soo horjeedo.

More in focus

To Top