Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Oo maanta Garoowe kula kulmay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Beesha Dhulbahante

focus

Xubno Garaado ah oo uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Gaarad Cali, ayaa la sheegay in ay tegeen Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Puntland.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay ujeeddada safarkan Garaadadan ku sugnaa muddooyinkii u dambeeyey Laascaanood ay ku tavern Garoowe, hase yeeshee wararka laga helayo Garoowe ayaa tibaaxaya in Garaaradada ay u yeedheen Wefti Itoobiyaan ah Garoowe gaadhay.

Weftigan ka socda Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay in ay wadaan dedaallo ay ku doonayaan in xal loogu raadiyo Colaadda Laascaanood ka wadaan iyaga oo la kulmay dhinacyada arrintani khusayso qaarkood, kuwo kalena la kulmaya.

More in focus

To Top