Connect with us

somalilandtoday.com

Hoggaanoa xisbiga WADDANI oo kulan la qaatay Guddida Golaha Wakiillada JSL u xilsaaray xaaladda gobolka Sool.

News

Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan oo ay weheliyaan guddoomiye Kuxigeenka xisbiga mudane Axmed Cumar X Cabdillaahi Xamarje, Xoghayaha Caddaaladda mudane Yoonis Axmed Yoonis, mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Masuuliyiin kale ayaa kulan la qaatay Guddida Golaha Wakiillada JSL u xilsaaray xaaladda gobolka Sool.

Masuuliyiinta Xisbiga ayaa Guddida la wadaagay talo iyo tusaale wixii ay u arkaan in gobolka Sool gaar ahaana magaalada Laascaanood nabad loogu soo dabaali karo.

More in News

To Top