Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inay heshay xog sheegaysa in Ciidamada Puntland weerar ku soo qaadi doonaan maalmaha soo socda.

focus

Xukuumadda Somaliland, ayaa ku war gelisay Beesha Caalamka, Dawladdaha Gobolka Qaramada Midoobay in ay heshay xogo sirdoon oo ah in Maamul Goboleedka Puntland ee Somalia uu qorshaynayo in maalmaha soo socda ay weerar ku soo qaadaan Ciidanka Somaliland.

Somaliland waxa ay ku eedaysay Puntland in Ciidamada loo yaqaan PSF iyo kuwa Ilaalada Xeebaha ku soo daabushay Laascaanood, waxaanay sheegtay in ay si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyadaasi tallaabooyinka ku haboon ee ay ku difaacayso dhulkeeda iyo dadkeedana ayqaadi doonto.

More in focus

To Top