Connect with us

somalilandtoday.com

“Waxa aan qabaa  In wada hadal la galo, markaas ka dibna uu go’aanku noqdo wixii Labada qolo ku heshiiyaan…” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland.

focus

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa ka hadlay sida uu u arko xalka Magaalada Laascaanood iyo cidda ka wada hadli karta dhibaatada halkaas ka dhacday.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo la weydiiyey inuu Garaadada reer Sool la qabto go’aamadii ay soo saareen ee ahaa in ay Sool hoos tagto Somalia, waxa uu ku jawaabay “Arrintu marba heer ayey joogtaa, waxa aad ku hadlayaa aniga oo ah Afhayeenkii Baarlamaanka Somaliland in aan dhibkii dhacay, dhib kale lagu darin, oo ciidankii dhib ka geystay ka baxaan deegaanka, ka dibna wada hadal la galo, markaas ka dibna uu go’aanku noqdo wixii Labada qolo ku heshiiyaan, oo aanay noqon karin qoloba waxay doonayso in aanay ku jujuubi karin aragtidooda. Anigu waxaan ahay Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland, laakiin dilkan dhacay ee saameynta igu leh, waxaan kaga jawaabayaa Sida ugu haboon ee aan u arko. Waxa aan aamisanahay In ay arrintan ka wada hadleen Garaadada reer Sool 33 Guddida ah ee dadka Deegaanka samaysteen iyo Dawladda Somaliland”

Waxa uu hadalkan Guddoomiyaha Wakiilladu ka sheegay maruu u warramayey Weriye Cabdirisaaq Catoosh

More in focus

To Top