Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu uu ku biirayo madax dhaqameedka ka shaqaynaya xal u helida xiisadda Laascaanood.

focus

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed uu muddo toddobaadyo ah u joogo Magaalada Laascaanood, sidii loo soo afjari lahaa deganaansho la’aanta ka jirta Magaaladaasi.

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa Twitter-ka, waxa uu ku sheegay in ay rajaynayaan in Guddoomiye Khaliif uu ku biro Hoggaamiyeyaal dhaqameedka ka shaqaynaya xal u helida xiisadda Laascaanood.

More in focus

To Top