Connect with us

somalilandtoday.com

“Dagaalka Sokeeye ee Laascaanood xalkiisu  waxa uu ka bilaabmayaa runta oo laga sheego waxa jira iyo sida ay u jiraan, ereyga qalbiga ka soo baxa ayuun baa kalsooni abuuri kara…”

focus

“Dagaalka Sokeeye ee Laascaanood xalkiisu  waxa uu ka bilaabmayaa runta oo laga sheego waxa jira iyo sida ay u jiraan, ereyga qalbiga ka soo baxa ayuun baa kalsooni abuuri kara.

Runtuna waxa ay tahay in Laascaanood aanay maanta u baahnayn, madal Hargeysa ah oo lagu sheekaysto iyo sawirro qurux badan oo la galo.

Xisbiyada Qaranku madaxweynaha waa ay la kulmeen, waana ay siiyeen wixii xal ay u arkayeen iyo talo iyo tusaale wixii ay hayeenba.

Madaxweynaha waajibkiisa ayaa ay tahay in uu keeno qorshihii colaaddaas lagu joojin lahaa, in qofku masuuliyadda saaran uu ka galgashaana, xalka ayuun bay sii fogeysaa. Aynu heshiinno iyo aynu wada hadalno oo afka laga sheego xal laguma gaadhi karo, haddii aan qorshe iyo hawl lagu darin.

Maanta Madaxweynaha waxaa laga sugayaa waa in uu jeexo tubta uu doonayo in colaaddan lagu soo afjaro.

Gacantiisa ayaa ay ku jirtaa oo cidi lama wadaagto, sida aanay cidi ula wadaagayn samaan iyo xumaan wixii ay taariikhdu arrintaas ka qorto “

Xoghayaha Guud ee xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi.

More in focus

To Top