Connect with us

somalilandtoday.com

“Maanta oo kale hadaan isaga ahaan lahaa, damiirkeygu wuxuu isiin lahaa inaan  is casilo…” Xildhibaan Farriin u diray Madaxweyne Biixi

focus

“Maanta oo kale hadaan isaga ahaan lahaa, damiirkeygu wuxuu isiin lahaa inaan  is casilo…” Xildhibaan Farriin u diray Madaxweyne Biixi

Xildhibaan Axmed Khaliif oo ka mid Xildhibaannada golaha wakiillada ayaa si adag uga hadlay xaaladda ay maanta ku sugan tahay magaalada Laascaanood.

Xildhibaan Axmed Khaliif ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay in uu xilka iska-casilo.

“Maanta oo kale hadaan isaga ahaan lahaa, damiirkeygu wuxuu isiin lahaa inaan  is casilo.

laakin waan ku ogahay oo damiirkaasi kuguma Jiro. Waxa dhacayana dan kama lihid,

Somaliland inay adiga kaa dambeyso marabtid

Allow sahal Umuuraha”

Xildhibaan Axmed Khaliif

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top