Connect with us

somalilandtoday.com

Garaad Jaamac Garaad Cali, oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Laascaanood.

focus

Garaad Jaamac Garaad Cali, oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Laascaanood.

Garaad Jaamac Garaad Cali, oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Laascaanood.

Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah garaadka guud ee beelaha Dhulbahante ayaa maanta markii ugu horreysay 15 sanno kadib yimid magaalada Laascaanood.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka qeyb galidoona shirweyne la filayo in uu ka qabsoomo magaalada Laascaanood.


Garaadka ayaa soo dhowayn ballaadhan loogu sameeyay magaalada Laascaanood.

Garaad Jaamac Garaad Cali waxaa magaalada Laascaanood ugu dambeysay sanadkii 2007, xilligaas oo Jamhuuriyadda Somaliland ay la wareegtay magaalada Laascaanood, kadib dagaallo dhexmaray Somaliland iyo maamulka gobolleedka Puntland.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top