Connect with us

somalilandtoday.com

Go’aamo ka soo baxay shir ay magaalada Laascaanood ku yeesheen waxgaradka Gobolka Sool

focus

Go’aamo ka soo baxay shir ay magaalada Laascaanood ku yeesheen waxgaradka Gobolka Sool

Go’aamo ka soo baxay shir ay magaalada Laascaanood ku yeesheen waxgaradka Gobolka Sool

Shir ay saakay isugu yimaadeen cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Dhulbahante iyo Fiqishini, shirkaas oo ka dhacay magaalada Laascaanood, ayaa bayaan kasoo baxay lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay isaga baxaan magaalada Laascaanood iyo gobolka SooL labada beelood waxay sheegeen inay isugu imaanayaan shirwayne wadatashi ah oo looga tashanayo masiirka iyo aayaha gobolka Sool, waxayna ku baaqeen intaas wixii ka horreeya in la ilaaliyo kala dambaynta iyo amniga.

Qodobada kasoo baxay shirkaan waxaa lagu sheegay in Somaliland ay qaadanayso masuuliyadda dadkii lagu laayay magaalada Laascaanood, intii mudaharaadyadu socdeen.

Halkaan ka akhriso bayaanka lasoo saaray.

More in focus

To Top