Connect with us

somalilandtoday.com

Wiil Soomaali Oo Lagu Dilay Caasimada Dalka Ireland Ee Dublin

focus

Wiil Soomaali Oo Lagu Dilay Caasimada Dalka Ireland Ee Dublin

Wiil Soomaali Oo Lagu Dilay Caasimada Dalka Ireland Ee Dublin

Galbeedka Magaalada Dublin ee Caasimada dalka Ireland waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabo Maxamed Ilyaas.

Marxuumka oo da’diisu lagu sheegay inay tahay 22 sanno, ayaa asal ahaan ka soo jeeda Soomaali.

Maydka Maxamed Ilyaas ayaa laga dhex helay Roog dhexdiisa lamana oga cidda dilkiisa geysatay.

Booliska magaalada ayaa ka codsaday qof kasta oo haya xog ku saabsan dilka Marxuumka inay la soo xidhiidhaan.

More in focus

To Top