Connect with us

somalilandtoday.com

Ruushka Oo Beeniyay Inuu Weeraray Waddanka Poland

focus

Ruushka Oo Beeniyay Inuu Weeraray Waddanka Poland

Ruushka Oo Beeniyay Inuu Weeraray Waddanka Poland

Wararka ka imanaya dalka Poland ayaa sheegaya in gantaalo uu Ruushku ku weeraray dalka Ukraine ay u gudbeen magaalo ku taalla dalka Poland isla markaana laba qof ay ku dhinteen, waxaana sida wakaaladda wararka ee Reuters ay qortayna wasiirka difaaca ee Ruushka uu beeniyay eedaha uga yimid dhinaca Poland.

Maraykanka iyo Isbahaysiga NATO ayaa iyaguna sheegay inay baadhis wadaan.

Gantaalahan waxaa ku dhintay laba qof.

More in focus

To Top