Connect with us

somalilandtoday.com

Magacyadda 9 xubnood oo lagu doortay shirka beelaha Garxajis uga ka socda Burco

focus

Magacyadda 9 xubnood oo lagu doortay shirka beelaha Garxajis uga ka socda Burco

Magacyadda 9 xubnood oo lagu doortay shirka beelaha Garxajis uga ka socda Burco

Shirka DAL-WANAAJE ee Beel weynta Garxajis ee ka furmay Magaalada Burco maanta ayaa waxa cod aqlabiyadda laggu ansixiyey sagaal xubnood,kuwaas oo noqonaya shir guddoonka haggaya shirka inta uu socdo,waxaana kale yihii sidan:
1.Dr Cabdiraxmaan Axmed Raage
Guddoomiyaha shirgudoonka.
2.Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir Guddoomiye kuxigeen

  1. Suldaan Cali fayr Xuseen : xubin
  2. Ganacsade Axmed Soodaani :Xubin
    5.Caaqil maxamuud Dirir Howl:Xubin
  3. Ganacsade Cabdiraxmaan Sagal (Xoghaye)
    7.Maxamed iid Dhimbiil(Xoghaye kuxigeen)
    8.Aqoonyahan Maxmed Cali :Xubin
    9.Aqoonyahan Aadan Cabdi Cabaade.: Xubin.

More in focus

To Top