Connect with us

somalilandtoday.com

Khilaaf ka dhex qarxay Madaxweyne Biixi iyo wasiir  Kaahin

focus

Khilaaf ka dhex qarxay Madaxweyne Biixi iyo wasiir  Kaahin

Khilaaf ka dhex qarxay Madaxweyne Biixi iyo wasiir  Kaahin

Madaxweyne Biixi iyo wasiir  Kaahin ayaa lagu soo warramayaa in ay isku maandhaafeen isku shaandheynta la filayo in madaxweyne Biixi ku sameeyo Xukuumadiisa.

 Illo looga qaateen ah ayaa sheegay in madaxweyne Biixi uu u sheegay saaxiibkii Kaahin in uu 5 sanno kaddib xafiiska banneeyo oo kamid noqdo odayaasha Xisbiga Kulmiye si uu isna dhiig cusub ugu shubo xukuumadiisa.

Biixi wuxu ku taliyey in Kaahin, Wasiir Saajin & Wasiir Abdullahi Abokor xilalka banneeyaan si ay unoqdaan odayaal xisbiga Kulmiye u fadhiya Togdheer, Saaxil & Awdal.

Xogtu waxay tilmaamaysaa in Kaahin ka cadhooday soo jeedinta Biixi ee arrintaasi.

More in focus

To Top