Connect with us

somalilandtoday.com

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Xisbiga Waddani oo war-saxaafaddeed ka soo saaray muddo kordhintii Golaha Guurtidu u samaysay Madaxweyne Muuse Biixi.

focus

Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xisbiga Waddani, ayaa war-saxaafaddeed uu soo saaray, waxa uu kaga hadlay muddo kordhintii Golaha Guurtidu u samaysay Madaxweyne Muuse Biixi.
War-saxaafaddeedkan, ayaa lagu sheegay in muddo kordhintaasi dhaawac weyn ku tahay dimuqraadiyadda Somaliland iyo midnimada shacabka Somaliland.

More in focus

To Top