Connect with us

somalilandtoday.com

Wakiilka Somaliland Ee dalka Finland Oo Is-casishay

focus

Wakiilka Somaliland Ee dalka Finland Oo Is-casishay

Wakiilka Somaliland Ee dalka Finland Oo Is-casishay

(SLT-Hargeysa)-Wakiilka Somaliland ee dalka Finland Marwo Saamiya Muuse ayaa ay sheegtay inay Iska casilay xilkii  wakiilka Somaliland ee dalka Finland oo ay haysay in muddo ah.

Marwo Saamiya Muuse ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku tidhi sida tan:

“Anig oo ah wakiilka Somaliland ee dalka Finland Samia Muse waxaan Iska casilay maanta oo ay bisho tahay 15 August 2022 xilkii  wakiilka Somaliland ee dalka Finland ee aan u hayay xukuumadda Somaliland.”

More in focus

To Top