Connect with us

somalilandtoday.com

Itoobiya Oo Wafti Culus Oo Millatari Ah U Soo Dirtay Somaliland.

focus

Itoobiya Oo Wafti Culus Oo Millatari Ah U Soo Dirtay Somaliland.

Itoobiya Oo Wafti Culus Oo Millatari Ah U Soo Dirtay Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Wafti culus oo ka socda Itoobiya oo uu hoogaminayo Hoogaanka Wardoonka Ciidamada Heer Faderaal ee dalka Itoobiya General  Burhanu kabadha iyo sarakiil kale oo sare.

Madaarka  Hargeysa waxa si heer sare ah waftigan ugu soo dhaweeyay Abaandulaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale, Hooganka Hawlgelinta ciidamada Qaranka Somaliland  Sareeye Guuto Cabdi Cabdilaahi Xasan  Hooganka Xidhiidhka dibada ee ciidanka Qaranka Somaliland.

Waftigan ayaa hawlo shaqo Somaliland u soo gaadhay waxayna la kulmi doonan Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani.

More in focus

To Top