Connect with us

somalilandtoday.com

Wada-Hadalladii Xukuumadda Iyo Mucaaradka Mucaaridka Ah Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhammaaday

focus

Wada-Hadalladii Xukuumadda Iyo Mucaaradka Mucaaridka Ah Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhammaaday

Wada-Hadalladii Xukuumadda Iyo Mucaaradka Mucaaridka Ah Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhammaaday

Waxa burburay oo natiijo la’aan ku soo dhamaaday wada-hadalo ay ka odayaynayeen shir-guddoonka labada golle, madax dhaqameed iyo ganacsato, kaas oo laga dhex waday xisbiyadda Mucaaradka ah iyo xukuumadda Somaliland.

Wada hadaladan oo natiijaddooda la saaka la sugayay, laba maalmood oo horena dib uga dhacay balantoodii ayaa saaka ku soo dhamaaday natiijo, la’aan ka dib markii masuuliyiinta xisbiyadda Mucaaradka ahi ay gacmo madhan kala soo noqdeen shirguddoonkii hawsha ku jiray.

Xisbiyadda Mucaaradka ah ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu ka meermeerayo fulinta heshiisyo dhex mara xisbiyadda iyo xukuumaddiisa, kaas oo lagaga arrinsanayo doorshooyinka soo socda.

More in focus

To Top