Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Oo Saaka Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Urur Siyaasadeedyada Cusub Ee Somaliland Lagaga Dhawaaqay.

focus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo arrimaha ururada siyaasada.

More in focus

To Top