Connect with us

somalilandtoday.com

Saladiinta Beesha Arab oo ka cudur-daartay kulan uu ku casuumay Madaxweyne Muuse Biixi.

focus

Saladiinta Beesha Arab oo ka cudur-daartay kulan uu ku casuumay Madaxweyne Muuse Biixi.

Saladiinta Beesha Arab oo ka cudur-daartay kulan uu ku casuumay Madaxweyne Muuse Biixi.

Afar suldaan oo ka mid ahaa 5 suldaan oo lagu casuumay kulan uu maanta madaxweyne Muuse Biixi la yeelan lahaa Beesha Arab ayaa saaka ka cudur daartey kulankaas.
Afartan suldaan ayaa kala ah.
1.Ugaas guud ee Arab.

  1. Suldan Xussen.
  2. Suldaan Kayse Bade.
  3. Suldaan Xussen Cabdiqadir.
    Kulankan waxaa ka qeyb galay dhinac madax dhaqameedka Hal suldaan iyo 5 caaqil.
    Dhanka kale waxaa xusid mudan in dalka ay ka maqan yahiin saladiintii Guud ee Beesha Arab oo kala:
  4. Sul. Cabdiraxmaan , Sul Cumar , Sul.Maxamed.
  5. Sul. Barre Xaaji Xussen.

More in focus

To Top