Connect with us

somalilandtoday.com

“Horta Eedaynta Soomaaliwayn Lagu Eedaynaayo Shacabka Somaliland Qaybo Kamid Ah Miyaan Hore Kaadhkaas Loo Xoqin?” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada

focus

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Muuse Jaamac oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee laga soo doortay Gobolka Sool ayaa si adag uga hadlay eedaynta qaybo kamid ah shacabka Somaliland lagu eedeeyo inay taabac sanyihiin qadiyada Soomaaliwayn, sidoo kale wuxuu sugaan ku cabiray xaalada siyaasadeed ee Dalku ku jiro maanta.

“Horta eedaynta Soomaaliwayn lagu eedaynaayo Shacabka Somaliland qaybo kamid ah miyaan hore kaadhkaas loo xoqin? Anigu waxaan u haystay in mar hore kaadhkaas la xoqday oo doorasho lagu marsaday.

Waxbase ku sii tiigaali maaye wuxuu yidhi Abwaanki.

“Haddii  tallo cishaday eegtahay  cagadhig loo diido,

Cadceedaha markay gashee caadka kor u dhaafto,

Cirkaa lagama soo rogi karee yaa cidda u sheega,

cidhib taagsi baan ku arkayaa camal is yeel yeel”.

Xildhibaan Axmed Muuse Jaamac.

More in focus

To Top