Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Ergo U Dirtay Xisbiyadda Mucaaradka Ah

focus

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Ergo U Dirtay Xisbiyadda Mucaaradka Ah

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Ergo U Dirtay Xisbiyadda Mucaaradka Ah

Illo wareedyo xog oggaal ah ayaa Wargeyska Waaberi u sheegay in Madaxweyne Biixi uu ergo u diray Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland,kuwaas oo la sheegay inay ka koobnayeen Xukumadda iyo Xisbiga KULMIYE.

Xoggaha ayaa sheegay in Erggaddan KULMIYEYSAN ay ku soo gacansaydheen Mucaaradku,kuwaas oo la sheegay inay weji gabax kulla laabteen qasriga Madaxtooyadda.

Dhanka kalena hoggaanka Xisbiga Mucaaradka Somaliland ayaa caawa kullamo albaabadu u xidhan yihiin ku leh Magaalada Hargeysa

More in focus

To Top