Connect with us

somalilandtoday.com

Cabdimaalik Coldoon Oo Lagu Xukumay 2 Sanno Oo Xabsi Ah

focus

Cabdimaalik Coldoon Oo Lagu Xukumay 2 Sanno Oo Xabsi Ah

Cabdimaalik Coldoon Oo Lagu Xukumay 2 Sanno Oo Xabsi Ah

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa xukun ku ridday samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon, oo in muddo ah ku xidhnaa Hargeysa.

Maxkamadda Racfaanka ee Hargeysa ayaa 2 sanno oo xabsi ah iyo  3 Milyan oo lacagta Somaliland ah ku xukuntay Samafale Cabdimaalik Coldoon.

Cabdimaalik Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa hore wax dambi ugu weyday, Coldoon balse ugu dambeyn saaka ayey xukuntay Maxkamadda Racfaanku, iyadoo laba sanno oo xabsi ah lagu riday.

More in focus

To Top