Connect with us

somalilandtoday.com

SOMALILAND Oo Sannadkan Si Weyn Looga Xusay 18-ka May

focus

SOMALILAND Oo Sannadkan Si Weyn Looga Xusay 18-ka May

SOMALILAND Oo Sannadkan Si Weyn Looga Xusay 18-ka May

(SLT-Hargeysa)-Xuska sannnad-guuradii 31aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland xornimadii ka luntay dib ula soo noqotay 18-kii May 1991-kii ayaa maanta si weyn looga xusay Gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Dadweynaha reer Somaliland ee ku nool gobollada iyo degmooyinka dalka ayaa sannadkan si weyn uga qayb-qaatay xuska 18-ka may, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalada gobollada iyo degmooyinka dalka

More in focus

To Top