Connect with us

somalilandtoday.com

Musharraxa Cirro iyo Guddoomiye Faysal Oo si Weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama

focus

Musharraxa Cirro iyo Guddoomiye Faysal Oo si Weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama

Musharraxa Cirro iyo Guddoomiye Faysal Oo si Weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama

Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Boorama si lagu soo dhaweeyay. Madaxda Labada Xisbi ayaa ka qayb galaya xuska maalinta Qaran ee 18-ka May.

More in focus

To Top