Connect with us

somalilandtoday.com

Diyaarad Sida Qoys Reer Kuwait Ah Oo Ka Soo Degtay Madaarka Berbera

focus

Diyaarad Sida Qoys Reer Kuwait Ah Oo Ka Soo Degtay Madaarka Berbera

Diyaarad Sida Qoys Reer Kuwait Ah Oo Ka Soo Degtay Madaarka Berbera

Diyarad u raran qoyska reer kuweyt Ee dagan Degmada shiikh Ayaa galabta Soo cago dhigatay garoonka diyaarada Berbera

Diyaarada Ayaa muddo 10 cishaa ku sugnaan doonta Gudaha Garoonka Oo Laga Rogayo Qalab Ay Sido Oo Ay Leedahay Qoyska Reer Kuweyt

Garoonka Diyaarada Berbera Ayaa Tan Iyo Markii La Furay Shaqo Rasmiya Bilaabin

Waxaana Yimi 2 Diyaaradood Oo Kaliya Oo Kala Ah Diyaaradii Lagu Tijaabinayay Maalintii Furitaanka Iyo Tan Maanta Ee Qoyska Reer Kuweyt

Maslax Sidde

More in focus

To Top