Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Sheegtay In Nashqadaynta Suuqa Waaheen Ay Si Wada jir ah uga shaqayn doona Wasaaradda Hawlaha guud iyo Dawladda Hoose Ee Hargaysa

focus

Dawladda hoose ee Hargeysa ayaa sheegtay in nashqadaynta suuqa Waaheen ay si wada jir ah u samayn doonaa wasaaradda hawlaha guud iyo dawladda hoose ee Hargeysa.

Qoraal ka soo baxay dawladda ayaa waxa lagu yidhi sida tan: “Maayar ku Xigeenka Caasimadda Hargaysa mudane Khadar Axmed Cumar iyo qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Deegaanka Caasimadda Hargaysa ayaa maanta ka qayb galay kulan lagaga Hadlayay Dajinta Qaabka ay u ekaan Doonto Nashqadda Suuqa Waaheen.

Kulankan ayaa Waxaa ka soo qayb galay Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud iyo Wasiir ku Xigeenka Arimaha Gudaha.

Nashqadaynta Suuqa Waaheen ayaa waxaa Si Wada jir ah uga shaqayn doona Engineero ka socda labada dhinac ee Wasaaradda Hawlaha guud iyo Dawladda Hoose Ee Hargaysa.”

More in focus

To Top