Connect with us

somalilandtoday.com

Sagal Mustafe Iyo Niciima Cabdi Axmed Oo Hadda Lagu Xidhay Hargeysa

focus

Sagal Mustafe Iyo Niciima Cabdi Axmed Oo Hadda Lagu Xidhay Hargeysa

Sagal Mustafe Iyo Niciima Cabdi Axmed Oo Hadda Lagu Xidhay Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Wariyeyaasha kala Sagal Mustafe iyo Niciima Cabdi Axmed ayaa iyagana hadda la sheegayaa in la xidhay.

Wariye Samraawi oo ka tirsan BulshoTv ayaa isna ka mid ah wariyeyaasha lagu xidhay Agagaarka Jeelka Wayn ee Hargeysa.

Maxaabiista jeelka wayn gudihiisa ka mudaharaaday ayaa codsaday in la raaciyo Maxaabiis gaadhaysa Sideed Boqol oo maxbuus.


kuwaas oo cafis madaxwayne loo fidinayo islanmarkaana ah gobolada dalka oodhan.
Hada xaalada ayaa ah mid degan iyada oo la adkeeyay wadooyinka hore mara jeelka wayn.

Wararku waxa ay sheegayaan inay dhaawacmeen ilaa 9 askari


Xaaladda jeelka weyn ee Hargeysa ayaa hadda degen.

La soco wixii warar ka soo kordha

More in focus

To Top