Connect with us

somalilandtoday.com

“Yaa  Dhisey Suuqyadda Hargaysa? Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

focus

“Yaa  Dhisey Suuqyadda Hargaysa? Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

“Yaa  Dhisey Suuqyadda Hargaysa? Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

Suuqa waaheen oo ku burburey dagaaladdii wadanka ka dhacey oo dunsanaa ilaa 1999 waxaa dhisey oo dib u furey maayarkii magaaladda Hargaysa ee waagaas cawl cilmi cabdale .

Cawl cilmi oo ay is kaashanayaan gudidii bacadlayaasha ayaa dib u dhisey 340 gurri ee bacadlaha waaheen , ka dibna qaybiyey oo mid walba qofkii lahaa siiyey.

Dhinaca kale maayar cawl cilmi cabdale alle ha u naxariistee isagaa dhisey suuqa gobanimo , magaca goboninamana isagaa bixiyay , isagoo sheegey in taallo astaan u ahayd xiriyadii 1960 ay goobtaas ku ooli jirtey .

Dhinaca kale suuqyadda xaafadaha hargaisa sidda suuqa inji , qudhacdheer iyo sheekh nuur dawlada hoose ayuunbaa dhistey .

Si kastaba ha ahaatee wasaaradda hawlaha guud waajibkeedu waa diyaarinta nashqadda guud ( master plan ) dawladda hoosena waa qorshaha magaaladda ( town plan ) sidaa darteed fulinta waxaa leh dawladda hoose , wasaaradda hawlaha guudna checking ayay leedahey , wax madmadowa oo doorka labadaas haayadood ku jiraana ma jirro waa laba haayadood oo is kaabaya isna dhamaystiraya , dadku buuqa ha iska daayeen soonkoodana ha ilaashadaan .”

Xil. Axmed Nuur Guruuje

More in focus

To Top