Connect with us

somalilandtoday.com

Murrashaxa Cirro Oo U Mahadceliyay Raysal Wasaaraha Ingiriiska

News

Murrashaxa Cirro Oo U Mahadceliyay Raysal Wasaaraha Ingiriiska

Murrashaxa Cirro Oo U Mahadceliyay Raysal Wasaaraha Ingiriiska

(SLT-Hargeysa)-Murrashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa raysal wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson uga mahadceliyay qaabkii uu uga hadlay musiibadda dabka ahayd ee ka dhacday magaalada Hargeysa.

Murrashax ayaa raysal wasaare Boris Johnson ku boggaadiyay dareenka iyo damqashada uu u muujiyay bulshada reer Somaliland ee ku caydhoobay dabkii baaxada lahaa ee baabi’iyay suuqa ugu weyn magaalada Hargeysa ee Waaheen.

More in News

To Top