Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Degdeg Ah Isugu Yeedhay Ganacsatada Waaweyn Ee Dalka, Rugta Ganacsiga Iyo Guddida Maaraynta Masiibadii Dabka Waaheen

focus

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan degdega isugu yeedhay ganacsatada waaweyn ee dalka, rugta ganacsiga iyo xubnaha guddida heer qaran ee loo igmaday masiibada dabkii baaxadda lahaa ee xalay ka kacay suuqa weyn ee Waaheen.

Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray sidii ay ganacsatadu gacan uga geysan lahaayeen taakulaynta dhibaatada ka dhalatay dabkii baabi’iyey suuqa weyn ee Waaheen.

More in focus

To Top