Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo 22 Saacadood Ka Hadlay Dhibaatadii Xalay Hargeysa Ka Dhacday.

focus

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo 22 Saacadood Ka Hadlay Dhibaatadii Xalay Hargeysa Ka Dhacday.

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo 22 Saacadood Ka Hadlay Dhibaatadii Xalay Hargeysa Ka Dhacday.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goordhawayd ka hadlay musiibadii xalay ka dhacday suuqa weyn ee magaalada Hargeysa.

Madaxdweyne Geelle ayaa qoraal uu soo saaray ku yidhi sida tan “Waxaa murugo weyn nagu ah dabki xalay qabsaday suuqa ugu wayn magaalada Hargeysa ee Waaheen.

Dhibaatadii xalay ka dhacday magaalada Hargeysa wa mid aad iyo aad no tabatay hadan nu nahay reer jabuuti.

Waxaanu garab taaganahay shacabka walaalaha aan nahay ee reer Somaliland.

Waxa aan shaki ku jirin in ay ka bixi doonaan dhibkaas oo ay dib u dhisi doonaan magaaladoodii quruxda badnayd.

Anaguna waanu garab taaganahay sidaan had iyo jeerba waxba uga hakranin.

Waxaan saaka la hadlay Madaxweyne Muse Biixi, waxaana berri Hargeysa iman doona wefti ka socda Jabuuti.

Shacbi weynaha Somaliland iyo dalkoodaba Allaha xifdiyo oo dhibkan kheyr ha ugu badilo inshaaAllah.”

More in focus

To Top