Connect with us

somalilandtoday.com

“Qolada shirakada Genel Energy ee baadhis shidaal Baanu saraar ka wadnaa leh…” Xildhibaan Mustafe kheyreeye

focus

“Qolada shirakada Genel Energy ee baadhis shidaal Baanu saraar ka wadnaa leh , ee hada inala wadaagtey waxaanu bilaabeynaa Biyo dhaamis waxaan odhan lahaa mudo bil iyo dheeraad ah waxa lagu jirey dedaal biyo dhaamis oo ay wadeen Xukuumada , qaar ka mid ah xildhibaanadii bulshadu soo dooratey iyo hay’ado kale , intaasba kii ka weynaa baa hada yimid oo ah raxmaadkii Eebbe oo deegaanada qaarna gaadhay qaarna sidii Alle loog bartey ay sugayaan maalmahan cirkuna Waa wacanahay saadaashiisu

Markaas ka Shirkad ahaan waxaan idin siin lahaa Talo aydun ku camal fashaan , dadkaas u geeya Raashin .

 Waa baahida labaad ee dadkaas aan kusoo arkey , sababtuna waa dadkii oo xoolahoodii Suuq xidhan heley cid wax ka iibsatana waayey

Biyaha xiligii loo baahnaa la idinka waayey

Hadoo dadkii yar qaboobeen haku mashquulinina Ee baahidooda kale wax ka qabta .

Maanta waxa noo wanaag ah  , dadkayagana u Waxtar ah 5000 oo qoys oo aad quudin raashin u Sameysaan .”

Waxa Qorey Xildhibaan Mustafe kheyreeye,

More in focus

To Top