Connect with us

somalilandtoday.com

“Muuse Biixi Go’aankiisu Waa Kol Hadii Mar Madaxwayne Iga Dhigteen Oo Cod Kursiga Igu Saarteen Qori Waxaan Ahayn Kaga Degi Maayo Ee Tashada”

focus

“Muuse Biixi Go’aankiisu Waa Kol Hadii Mar Madaxwayne Iga Dhigteen Oo Cod Kursiga Igu Saarteen Qori Waxaan Ahayn Kaga Degi Maayo Ee Tashada”

“Muuse Biixi Go’aankiisu Waa Kol Hadii Mar Madaxwayne Iga Dhigteen Oo Cod Kursiga Igu Saarteen Qori Waxaan Ahayn Kaga Degi Maayo Ee Tashada”

KAAM SHAAFNA MARAAKIIB MACDALLA WAABA HUUDHI
Ina Biixi warkiisu wuu cad yahay. Kol hadaan dhergay anigaaban idin gefayn oo waan idinku sii galgalanayaa ama iska kay celiya. Doorasho xisbiyo iyo ururo ay geli doonaan oo ka horaysa 13 November ma qabanayo Komishanka Doorashooyinku. Wuxu u jeedaa keliya in Doorashada Madaxtooyadu aanay qabsoomin ee muran geliyo. Hadii ay iyadu dhici waydo ma dhici doonto doorasho kale oo la isla ogol yahayna eh ogaada.

Shacbiga Somaliland ha iska jiraan shirqoolka loo maleegay in lagu afduubo taladooda ee Muuse Biixi doonayo in uu ku cimri-dherarsado doorashooyinkii dalka ka qabsoomi lahaana uu ku wada burburinayo si aan doorasho dambe dalka uga dhicin. Go’aankiisu waa kol hadii mar Madaxwayne iga dhogteen oo cod kursiga igu saarteen qori waxaan ahayn kaga degi maayo eh tashada oo inta comrigayga ka hadhay iska kay daaya sideetan jir baan ku dhawahay oo wax badani ii may hadhine. Maalintii uu kursiga ku fadhiistay ayuu go’aankaa qaatay.

Saw maydin maqli jirin Dabargoynta Isaaqa berigii Siyaad Barre suga Dabargoynta Muuse Biixi soo wado. Kaam shaafna maraakiib macadalla waaba HUUDHI.

Ugu dambaystii waxa waajib igu ah in aan ugu baaqo dhamaan walaalahayga Somaliland ee gobolada dalka oo dhan in aan uga digo shirqoolka Muuse Biixi u maleegayo ee ah Af-duubka geedisocodka dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka xorta iyo xalaasha ah ee Somaliland ay ku soo caano maashay. Waxan leeyahay diida oo ha ogolaanina sanaaduuq aan ahayn kuwa doorashada madaxtooyada in uu keeno goboladiina, degmooyinkiina, iyo Tuulooyinkiina midna
ELECTIONWATCH

W/Q Cali Guray

More in focus

To Top