Connect with us

somalilandtoday.com

“Somaliland Waxa Ka Jira Laba Sirdoon, Sirdoonkii Qaranku Waa Waraabe U Taag, Waxa Shaqeeya Oo Xoog Weyn Sirdoonka Leexsan, Waxa Aannu Hoos Taga…”

focus

Somaliland waxa ka jira laba sirdoon, sirdoonkii qaranku waa waraabe u taag, waxa shaqeeya oo xoog weyn sirdoonka leexsan, waxa aannu hoos taga madaxtooyada. Waxa la qortay ciyaal xoog u farobadan oo hubna la siiyay. Waxa u kiraysan guryo ay dadka gaystaan. Waa aan ka xumahay in Saxafi Cabdisalaan Germany xalay gardarro iyo badheedh gacan ugu qaadeen. Tiroba hore waxa u jiray dad gacan loo qaaday iyo kuwo la qafaashay oo guryo lagu soo xidhay. Waxa ka mid ah Cabdiraxmaan Maxamed, Aadan, Saalim Wayab iyo Nuuradiin abees.

Dadka in loo jaangooyo oo loo halbeego waxa ay ka hadlayaan baa loo soo tafo xaytay. Qofkii diidana dhebiga ayaa loo qorayaa. Sirdoonkan leexsan ee sirdoonkii qaranka sida jinka ugu dhex jira waxa la fara sharafta madaxweynaha ilaaliya. Dalka fawdo ayaa inamo yaryar oo baastooladal oo dhiibay gelinayaan.

Kelitaliyahu sidiisuba sharafta waa jacel yahay haddana haabkeeda ma hayo Ilaahayna ma waafajiyo.

Sidii roon Allahayoow.

W/Q: Abwaan Abdirahmaan Abees.

More in focus

To Top