Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Sheegay Hadal Cadho Xooggan Ka Dhex Abuuray Midowga Yurub

focus

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Sheegay Hadal Cadho Xooggan Ka Dhex Abuuray Midowga Yurub

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Sheegay Hadal Cadho Xooggan Ka Dhex Abuuray Midowga Yurub

(SLT-London)-Raysal wasaaraha UK Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu barbardhigay halganka dadka reer Ukraine ee dagaalka kula jira duulaanka Ruushka iyo dadka ku nool Britain ee u coddeynaya Brexit ama ka bixitaanka Midowga Yurub.

Hadallada Mr Boris Johnson ayaa cadho ka dhex abuuray siyaasiyiinta UK iyo kuwa Yurub labaduba.

Donald Tusk, madaxweynihii hore ee Midowga Yurub, ayaa hadaladaladan ku tilmaamay kuwo meel ka dhac ah.

Raysal wasaaraha UK ayaa hadaladan sheegay maalintii Sabtidii aheyd mar uu khudbad ka jeedinayay shirkii gu’ga ee xisbiga Konserfatifka oo ka dhacayay Blackpool.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top