Connect with us

somalilandtoday.com

“Falkii Foosha Xumaa Ee Axmaqnimada Ahaa Ee Xabada Ahaa Ee Isku-dayga Dil Ahaa…” Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul Uga Hadlay Dhacdo Ugub Oo Ka Dhacday Hargeysa

focus

“Waxaan cambaaraynaya falkii foosha xumaa ee axmaqnimada ahaa ee xabadda lahaa ee jidh dilka iyo  isku-dayga dil ahaa ee ciidamo shufto ahi kula kaceen wariyeyaasha Cali-mahdi Jibriil iyo Cabdisalaan Jarmani,.

Ciidamadii Sirdoonka Qaranka ee amni sugidda ahaa waxaad moodda in ay ka dhex abuurantay ciidan Facebook sugid ah..”

Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Cumar X Cabdillaahi (Xamarji), Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top