Connect with us

somalilandtoday.com

Warar Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Booqashada Madaxweyne Biixi Uga Bilaabantay Dalka Maraykanka

focus

Warar Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Booqashada Madaxweyne Biixi Uga Bilaabantay Dalka Maraykanka

Warar Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Booqashada Madaxweyne Biixi Uga Bilaabantay Dalka Maraykanka

(SLT-Hargeysa)-Madaxwaynaha Somaliland waxaa uu la hadli doonaa guddiyada ammaanka u qaabilsan aqallada Kongreeska iyo Senate-ka Maraykanka.

10 cisho ayuu joogi doonaa Ameerika, kulamo iyo shirar ayuu wakhtiga ugu badan ku bixinayaa, sidoo kale ganacsatada kamid ah weftigiisa ayaa leh shirar goonni goonni ah oo barbar socda kuwa Madaxwaynaha.

Maanta, khudbad buu ka jeedinaya Heritage Foundation, halkaas oo ay maamuleyaasha kamid yihiin saraakiil hore uga tirsanaa dawladda Maraykanka.

More in focus

To Top