Connect with us

somalilandtoday.com

Qiimaha Shidaalka Oo Mar Kale Cirka Isku Shareeray Somaliland

focus

Qiimaha Shidaalka Oo Mar Kale Cirka Isku Shareeray Somaliland

Qiimaha Shidaalka Oo Mar Kale Cirka Isku Shareeray Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Qiimaha shidaalka gaar ahaan noociisa Petrolka ayaa mar kale cirka isku shareeray guud ahaan Somaliland

Saaka magaalada Hargeysa 1 Litir ee petrol ah ayaa waxa lagu iibinaya 9,200 oo shillinka Somaliland ah halkii uu hore uga ahaa 8,500 oo shillin.

Dhawaan qaar ka mid ah ganacsada soo dejisa shidaal ayaa sheegay inay dalka keeni doonaan shidaal qiimihiisu jaban yahay balse arrintan waxba kama suuro-gelin sida muuqata.

More in focus

To Top