Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Somaliland Oo Hadda Gaadhay Magaalada Washington DC Ee Dalka Maraykanka.

focus

Madaxweynaha Somaliland Oo Hadda Gaadhay Magaalada Washington DC Ee Dalka Maraykanka.

Madaxweynaha Somaliland Oo Hadda Gaadhay Magaalada Washington DC Ee Dalka Maraykanka.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo waftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayay ayaa hadda gaadhay  magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka.

Waxaana madaxweynaha iyo weftigiisa halkaa ku soo dhaweeyey wasiirka Arrimaha dibeda, safiirka Somaliland u fadhiya maraykanka iyo Jaaliyadda reer Somaliland.

La soco warka madaxweynaha oo faah-faahsan goor dhaw

More in focus

To Top