Connect with us

somalilandtoday.com

Uhuru Kenyatta Oo Taageeray Raila Odinga In Uu Noqdo Madaxweynaha KENYA

focus

Uhuru Kenyatta Oo Taageeray Raila Odinga In Uu Noqdo Madaxweynaha KENYA

Uhuru Kenyatta Oo Taageeray Raila Odinga In Uu Noqdo Madaxweynaha KENYA

(SLT-Nairobi)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku taageeray ninka ay hore u wada tartamayeen ee xilka ugu sarreeya dalkaasi, toddobaadyo ka dib markii xisbiyadooda ay midoobeen ka hor doorashooyinka madaxtinimo iyo tan baarlamaanka ee bisha Augusto.

“Waxaan u dooranay Raila Odinga in uu noqdo madaxweynaha shanaad ee Kenya”ayuu yidhi Kenyatta.

Raila Odinga oo ah saaxiib weyn oo ay Somaliland leedahay ayaa la filayaa in uu Madaxweyne ka noqdo dalka Kenya sannadkan 2022-ka.

More in focus

To Top