Connect with us

somalilandtoday.com

Maxay kala Duwan Yihiin Hab Maamuuseedka Madaxwaynaha Somaliland Loogu Soo Dhaweeyay Itoobiya Iyo Jabuuti

focus

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaraha ee Itoobiya ( Booli Airport ) si heer qaran ah.
Waxaana Madaxwaynaha la geeyay qolka nashada, iyadoo halkaas la dhigay Calanka Somaliland kursiga uu ku fadhiistay halka Calanka Itoobiyana la dhigay Kurisa uu ku fadhiistay Wasiirka Maaliyada Axmed Shide oo Madaxwaynaha oo garoonka nasasho ku ahaa ugu tagay.

Dhanka Jabuuti markii uu madaxwayne tagay waxaa la fadhiisiyay Kursi la daba dhigay Calanka jabuuti.

Talaabadan soo dhawaynta ah ee ay muujisay dowladda Itoobiya ayaa ah mid waji cusub oo siyaasadeed u furtay laba dal oo muddooyinkii dambe xidhiidhkoodu hooseeyay,
Shacabka Somaliland ayaa ku diirsaday sidda qiimaha leh ee loo soo Dhaweeyay Madaxwaynahooda Muuse Biixi Cabdi.

More in focus

To Top