Connect with us

somalilandtoday.com

“Dawladda Maraykanku Way Aqbashay Baasaaboorka Diblomaasiga Ah Ee Somaliland…”

focus

“Dawladda Maraykanku Way Aqbashay Baasaaboorka Diblomaasiga Ah Ee Somaliland…”

“Dawladda Maraykanku Way Aqbashay Baasaaboorka Diblomaasiga Ah Ee Somaliland…”

(SLT-Hargeysa)-Madaxtooyada Somaliland ayaa shaacisay in inta badan weftiga Madaxweyne Biixi ee u galab caraabay Maraykanku ay ku safreen Passport-ka Somaliland.

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Maxamed Cali Bille, ayaa sheegay in Dawladda Maraykanku aqbashay Passport-ka Somaliland.

“Dawladda Maraykanku way aqbashay Baasaaboorka diblomaasiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland. In badan oo ka mid ah waftiga Madaxwayne Muuse Biixi baasaaboorkan ayay ku dhoofeen.” Ayuu yidhi Agaasime Bille.

More in focus

To Top