Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Sucuudiga Oo Fasaxday Dhoofka Xoolaha Somaliland.

focus

Dawladda Sucuudiga Oo Fasaxday Dhoofka Xoolaha Somaliland.

Dawladda Sucuudiga Oo Fasaxday Dhoofka Xoolaha Somaliland.

Dawladda Sucuudiga ayaa fasaxday Dhoofka Xoolaha Somaliland, kuwaas toos u tegi doona dalka Sucuudiga.

Faysal Cabdi Xasan Dawaare oo ka tirsan Shirkadda Xoolaha Dhoofisa ee ALJAABIR, ayaa xaqiijiyey warkan.

Sucuudiga ayaa mar la gaadho wakhtiyada xajku soo dhawaado waxa ay ogolaan in dhoofaha loo dhoofiyo dalkeeda.

More in focus

To Top