Connect with us

somalilandtoday.com

Xoggo Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Safarka Madaxweynaha Ku tagayo Maraykanka

focus

Xoggo Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Safarka Madaxweynaha Ku tagayo Maraykanka

Xoggo Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Safarka Madaxweynaha Ku tagayo Maraykanka

Madaxweynaha JSL Somaaliland
Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ay kamid yihiin xubno xukuumadiisa ah iyo xubno ganacasato ah waftigan oo ah mid culus ayaa maalinta sabtida dalka ka Anbabaxaya Visaha dalku galka ah ee Maraykanka ayaa dhawaan uu keenay wakiilka Somaaliland u fadhiya dalka Japutti Ambassador Cabdifatax

Xubnaha xukuumada
Madaxweyne
Muuse Biixi Cabdi
Wasiirka Arimaha dibada
Wasiirka Arimaha Gudaha
Wasiir warfaafinta
Wasiirka Ganacsiga
Wasiirka Degaanka

Xubnaha ganacsatada
Maxamad siciid Ducaale (Dahabshiil)
Maxamad siciid Geedi. (Maxamad Aw siciid)
Cabdikarim Maxamad iid (Telesom)
Cabdinaasir Aadan Nuur (Telesom)

Xubin Bulshada Rayidka ah
Jaamac Muuse Jaamac
Madaxa xarunta dhaqanka Hargeisa

Isha Xogta: Abdikarim Saed Salah

More in focus

To Top