Connect with us

somalilandtoday.com

Tiktok Oo Laga Mamnuucay Dalka Ruushka

focus

Tiktok Oo Laga Mamnuucay Dalka Ruushka

Tiktok Oo Laga Mamnuucay Dalka Ruushka

Aalada TikTok ayaa dhammaan joojisay baahinta tooska ah iyo wadaagga muqaalada gudaha dalka Ruushka.

Sida laga soo xigtay madaxdaTikTok ,tallaabadan ayaa waxay jawaab u tahay, sharciga cusub ee uu baarlamaanka Ruushka ansixiyeen ee ah in dambi ay tahay in warar been abuur ah laga baahiyo ciidammadda dalka Ruushka, qofkii lagu helaana uu uu mutysan doono ilaa 15 sanno oo xabsi ah.

More in focus

To Top